Fanaanka Dayax Dalnuurshe Oo Ka Degay Magaalada Baydhabo Iyo Bandhiga Habeenka Ciida Oo Lasii Shaaciyey (Video)

Fanaanka Dayax Dalnuurshe oo kamid ah Xidigaha ugu Caansan Soomaaliya ee kasoo baxay Muqdisho, ayaa sheegay inuu degayo magaalada Baydhabo, Kadib soo dhowayn Balaadhan oo maanta Halkaasi loogu sameeyay.

Dayax Dalnuurshe ayaa Bandhig Faneed Xiiso badan wuxuu ku qaban doonaa Habaynka Ciidka magaalada Baydhaba, waxaana maanta soo dhowayntiisa ka qayb qaatay Bulshada Qaybaheeda kala duwan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE