Akhriso Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Oo Magacaabay Gudiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Bare Maxamed ayaa magacaabay Gudiga Doorashada Madaxweyne Maamulka oo la filay in bisha aadan lagu qabto magaalada Jowhar.

Xubnahan oo ka kooban sagaal xubnood ayaa waxa Gudoomiye u ah Maxamuud Xuseen Yuusuf,halka gudoome ku xigeenasa ay kala yihiin Abuukar Xasan Cali iyo Cabdulaahi Maxamed Caddow, waxaana looga fadhiyaa inay soo diyaariyaan hanaanka doorasho ee Madaxweynaha.

Halkan Hoose Ka Aqristey Wareegtada Gudoomiyaha Baarlamaanka

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE