Dhageyso Aqoonyahaan Maxamed Amiin “Waxa Ayaan Daro Ah Dad Aan Ka Hadleynin Barakaca Shacabkooda, Oo Ku Mashquulsan Mooryaan La Laayey”

Mid ak mid ah aqoonyahanada Gobolka Shabeelada hoose oo wareysi siiyeyIdaacadda Danaan ee magaalada Muqdisho ayaa eedeymo kulul u jeediyey Madaxda Koonfur galbeed oo dhawaan wareysi ay bixiyeen kaga hadkay dhacdadii Bariire.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE