Dhageyso Horjooge Ka Tirsanaa Kooxda Alshabaab Oo Isku Soo Dhiibey Ciidamada Dowladda

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Cusmaan Nuur Xaaji oo la hadlay Warbaahinta gudaha ayaa sheegay in horjooge ka tirsan Al-Shabaab uu isku dhiibay Ciidamada dowladda ee ku sugan Miyiga Magaalada Garbahaarey.

Waxaa uu sheegay in ninkaasi uu Gudoomiye ka ahaa Tuulo ay maamulaan Al-Shabaab oo ku taalla gobolka Gedo, markii uu isa soo dhiibaayey yaa la sheegey in uu watey qori iyo Bistoolad.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE