“Nimanka Beerta Jizooma Ku Doodaya, Ayaa Soomaalinimo Diidan, Beritana Ka Filo Inay Ka Hadlaan Dhul Alshabaab Laga Qabsade” (Video)

Mid ka mid ah dadka sida uga hadla Baraha Bulshada ayaa Muuqaal uu soo duubay kaga hadlay damaca waallida ku dhisan ee Beesha Habargidir ay ka leedahay Shabeelada Hoose.

Ninkan ayaa soo qaatey tusaalooyin ay cid walba fahmi karaan kuwaas oo dadka uu ugu bayaaninaayo qaabka loo baneystey dhulka umadda Shabeelada hoose.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE