Dhageyso Qiimaha Shilin Soomaaliga Oo Gaarey Heerkii Ugu Hooseeyey Iyo Jahawareer Daqaale Oo Ka Jira Suuqyada

Muddo sanada ah waaxaa jahawareer dhaqaale uu ka jiraa suuqyada Ganacsiga ee ku yaala dalka, halka uu sii qiima dhumaayo lacagta shilinka Soomaaliga.

Bilooyinki ugu danbeeyey qaar ka mid ah gobolada dhexe iyo kuwa bari ee Soomaaliya ayaa waxaa aad u saameeyey lacago been abuur ah taasoo dhaawacday suuqyada ganacsiga.

Haddaba arrimahaan oo dhan sideey u saameyn karaan dhaqaalaha dalka. Wariyaha VOA Sahra Abdi Ahmed ayaa ka wareystay madaxa Machadka Cilmibaarista Dhaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada Geeska Africa, Dr. Ali Isse Abdi.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE