Shil Gaari Oo Ka Dhacey Bartamaha Magaalada Berbera (Sawiro)

Shilka gaari ayaa maanta ka dhacay bartmaha Magaalada Berbera, gaar ahaan Wadada horumarta kaalinta shidaalka ee Afrika.

Gaariga shilka galay ayaa noociisu ahaa kuwa raaxada ee loo yaqaan ZuZuki ama ESCADO, mana jiro wax khasaara ah uu geystey marka laga reebo burbur soo gaarey Gaariga iyo jug soo gaartey darawalkii wadey.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE