Dhageyso Qaraxyo Is Xig Xigey Oo Khasaare Badan Geystey Ayaa Maanta Ka Dhacey Deegaanka Af-urur

Wararka ka imanaya degaanka Af-Urur oo ku yaalla Buuralayda Galgala ayaa sheegaya in maanta qarax uu ka dhacay halkaasi isla markaana ay jirto waxyeello kala duwan oo soo gaarey dad Shacab ah.

Dhinac kale, Warar kale oo ay heshey warbaahinta ayaa sheegay in tirada dadka ku dhintay qaraxyadaasi ay kor u dhaafayaan 10 qof, halka dadka ku dhaawacmayna ay gaarayaan ilaa 50 qof oo isugu jira askar iyo dadka shacab ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE