Dhageyso Warbxin Howlgalka AMISOM Ee Soomaaliya Oo La Kurdhiyey, Iyadoo Leysku Raacey In La Dhimso Tirada Ciidamada

Arbacaddii la soo dhaafay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale muddo kordhin u sameeyay sharciyadda howlgalka ciidmada Midowga Africa ee Somalia, iyo in la dhimo tirada ciidamada dhamaadka sanadkan.

Qorshaha dhimista ciidamada Amisom ayaa u gogol xaaraya sidii ciidamada Somaalia loo xoojin lahaa, marka ugu dambeysana loogu wareejin lahaa amaanka dalkooda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE