Ehelada C.kariin Qalbidhagax Oo Si Kulul Uga Hadlay Qabashada Wiilkood, Eedeynna Usoo Jeediyey Dowladda Madaxweyne Farmaajo (Video)

Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Ehelada Sarkaal ka tirsanaa Jabhada ONLF oo dhowaan la sheegay in Dawladda Soomaaliya ay u dhiibtay itoobiya, Kaasi oo lagu magacaabo Qalbi-dhagax, Waxayna eedayn dusha ugu Tuureen Madaxda Dawladda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE