Dhageyso Afahayeenka Shacabka Gobolka Shabeelada Hoose “Dagaal Ooge Liibaan Madaxweyne Dhibaatada Uu Geysto Waxa Ka Mas’uula Ah, Cabdulaahi Caanood”

Afahayeenka Shacabka Gobolka Shabeelada hoose Maxamuud Sheekh Siid ayaa war kasoo saarey xaaladda Gobolka, oo mar kale loo hubeeyey dagaal ooge Liibaan Madaxweyne.

Mudane Maxamuud ayaa sheegey in dowladan ay kula xisaabtami doonaan gabood faladda uu geysto daag ooge Liibaan madaxweyne oo caan ku ahaa dhibaateynta Shacabka iyo barakicinta bulshada aan huebysney.

Saraakiisha Wasaaradda Gaashaandhiga ayuu ku eedeeyey in ay soo nooleenayaan dagaallo ka dhici jirey Gobolka Shabeelada hoose, maadaama ay Ciidan iyo hub u dhiibeen mid ka mid ah kaaba Mooryaanadii ka dambeeyey xasilooni darida ka jirta Gobolka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE