Gudoomiye Cabdulaahi Xubul Oo Balanqaadey In Magaalada Marka Ay Marti Gelin Doonto Tartamada Ciyaaraha Kubadda Cagta (Video)

Maalintii Jimacaha oo ku beegneyd maalintii koowaad ee Ciidul adxa magaalada Marka waxa lagu qabtey Ciyaar kubadda cagta ah oo lagu maamuusaayey munaasabadda ciidda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE