Kooxo Ismoodey Wadaniyiin Oo Ducumenty Been Abuur Ah Ay Ku Dicaayadeynayaan Dowladda Ku Faafiyey Baraha Bulshada (Akhriso)

Wraqad u muuqata mid been abuur ah oo ay sameysteen kooxo burcad ah yaa saacadihii dambeeyey waxa lagu dhex arkey qaar ka mid ah baraha bulshada.

Kooxo qowleysato ah oo si siyaasadeysan uga soo horjeeda dowladda Maxamaed Cabdulaahi Farmaajo islamarkaana fursad u arkkey arinta Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa maalmihii lasoo dhaafey waxa wadeen kicin bulsho iyo iska horkeen dadweyne iyo dowladda.

Dadka qaar ee arintan sida weyn uga faa’ideystey ayaa qaarkood ku jira dowladda ama ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka, halka qaarkood ay ka shaqeeyaan warbaahinta madaxa banaan, waxaana qaab qabyaladeysan ay buun buuninayaan arintan ku saabsaan dhiibista Qalbaidhagax.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE