Muuqaalkii Ugu Horeeyey Ee Magaalada Cadaado Looga Qaadey C.kariin Qalbidhagax Markii Gacanta Ay Ku Dhigeen Ciidamada Galmudug (Video)

C.kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo dhawaan la sheegey in loo gacan geliyey Dowladda Itoobiya ayaa waxa laga soo qabtey magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, isagoo markaas ka dib leysku dhaafiyey magaalooyinka Cadaado, Muqdisho, Baydhabo ilaa dalka Itoobiya.

Muuqaal kooban oo laga qaadey Cabdikariin Qalbidhagax ayaa muujinaya in si Bina aadannimada ka baxsan lagula dhaqmey sarkaalka.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE