Daadad Iyo Fatahaado Looga Barakacay Qaar Ka Mid Ah Gobolo Ku Yaalla Dalka Mareekanka (Sawiro)

Todobaadkan dalka Mareekanka waxa ka dhacay musiibooyin rabbaani ah oo saameyn ku yeeshay qaar ka mid ah Gobolada dalkaasi.

Gobolka Texas ayaa todobaadkii hore waxa ka dhacey duufaan xoog badan oo loogu magac darey Harvey, waxaana duufaanta la sheegey in ay tahay tii ugu xooganeyd oo soo marta dalka Mareekanka muddo ka badan 50, Sanadood.

Duufaanta Harvey ayaa 25-kii bishii hore ku hufatey Gobolka Texas aya waxa ku dhintey ilaa 47 qof, halka ay ku barakaceen ku dhwaad hal Milyan oo qof, iyadoo qaar ka mid ah Wadooyinka Gobolkaas ay dhex fadhiyaan daadad xoog badan oo la socdey duufaanta.

Sidoo kale Kenyn weyn oo ku taalla waqooyiga dalka, gaar ahaan magaalada ee ugu weyn Mareekanka ee Los Angeles ayaa waxa qabsadey damb xoogan oo lagu sheegey in uu ahaa dabkii ugu xoogga badnaa oo ka kaca Gobolka Los Angeles.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE