Dhageyso Warbixin Culeys Intee La’eg Ayey Dowladda Ku Qabtaa Kiiska C.kariin Labadhagax

Warka ku aadan dhiibista Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ayaa waxa ay dowlada ku keentey culeys iyo dhaleeceyn uga timid bulshada Soomaalida qaarkood, wax garadka iyo waliba mudanayaasha Baarlamanka.

Dawladda ayaan weli faahfaahin buuxda ka bixin qaabka u martay wareejinta sarkaalkaasi ONLF iyo sharciyada ay u codsatay.Waxaana ay arrintan ay imanaysaa iyadoo dadka qaar su’aalo iska weydiinayaan sharciyadda wareejintaasi iyo inay jireen heshiisyo ka dhexeeyey labada waddan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE