Shariif Xasan Oo Lagu Eedeeyey In Uu La Degay Maamulka K/galaabed Iyo Baaq Iscasilaad Ah Oo Loo Jeediyey (Video)

Jaaliyadda Koonfur galbeed ayaa shir ay ku yeesheen Australiya uga hadlay xaaladda deeganada Seddax Gobol ee hoos taga Maamulka Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xubnaha shirka ka qeyb qaatey ayaa sheegey in Maamulka Koonfur galbeed oo ka harey Maamulada kale ee ka jira dalka, islamarkaana uu ku guul dareystey dhamaan howlihii looga fadhiyey.

Hogaamiyaha Maamulka ayey ku eedeeyeen inuu mas’uul ka yahay gaabiska howlaha maamulka yey ugu baaqeen in uu xilka isaga dego.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE