Dhageyso Shir U Dhaxeeya Puntland Iyo Galmudug Oo Lagu Dhameynayo Colaadda Mudug Oo Gaalkacyo Ka Furmey

Si xal loogu hello colaadda  ma dhamaatada ah ee Gobolka mudug ayaa waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ka furmay kullan ay ka qeyb galeen madax ka tirsan maamulada Puntland iyo Galmudug, issimo iyo waxgarad gobolka kasoo jeeda, Waxaana diirada lagu saaray Sidii Xal looga gaari lahaa dhitoobiyinka soo laalaabtey ee labada dhinac

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE