Warbaahinta Kooxda Alshabaab Oo Soo Bandhigtey Weerarkii Bishii Hore Ka Dhacey Deegaanka Golweyn (Sawiro)

Warbaahinta Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigay Sawirro ay ka qaaden weerarkii ay ku qaadeen degaanka Golweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Alshabaab ayaa weerarkaasi qaaday bishii July ee Sanadkaan 2017-dii, waxayna ay ku dileen ciidamo ka tirsan Howlgalka midowga africa ee Somalia, gaar ahaan kuwa kasoo Jeeda dalka Uganda.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE