Jig-jiga C.kariin Guuleed Oo Heshiiskii Uu La Galay Dowladda Itoobiya Lagu Dhiibey C.kariin Qalbidhagax (Video)

Heshiiskan ayaa dhacey Xiligii Dawladii Madaxwayne Xasan Sheekh, waxaana lagu saxiixey magaalada Jigjiga, iyadoo halkaasi ay gaareen Wafdi ka socday Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Galmudug oo dhinac ah iyo Dawalada Federaalka Itoobiya iyo Maamulka Soomaalida Itoobiya.

Cabdikariin Xuseen Guuleed Oo Xilligaasi ahaa Madaxweynihii Galmudug ayaa Madashii lagu saxiixey heshiiska ka sheegey. “Waxaa Sharaf wayn noo ah inaanu Heshiis Nabadeed Saxeexnay,   Anagu hadaanu nahay Guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan Galmudug Nabaddu anaga ayay dan noo tahay,  Waxaynu iska Kaashan doonaa  Cadowga Midaysan ee Labada dal”

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE