Akhriso Baarlamaanka Soomaaliya Oo Mooshin Ka Keeney Xukuumadda Ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre

Xildhibaanada Baarlamaanka fedaraalka ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay dood ka yeeshaan arinta ku saabsan C.kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo bsihii hore loogacan geliyey dowladda Itoobiya.

Kulanka Baarlamaanka oo maanta dib u furmaya ka dib maalmo uu fsax ku jirey ayaa sida sida Xildhibaanada qaar ay sheegeen looga hadli doonaa dhiibista Qalbidhagax oo aad u gilgiley siyaasadda Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa soo gudbiyey Mooshin ay xukuumadda ku weydiisanayaan in codka kalsoonida ay soo weydiisato baarlamaanka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE