Sheekh Bshiir Axmed Salaad Oo War Kasoo Saarey Kiiska Qalbidhagx, Isagoo Ka Digey In Dalka Dib U Dhac Lagu Keeno (Video)

Sheekh Bshiir ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa war kasoo saarey arinta ku saabsan dhiibista C.kariin Qalbidhagx oo loo gacan geliyey dowladda Itoobiya.

Wadaadka ayaa taageerey tallaabada ay qaaddey dowladda Soomaaliya, waxaana uu sheegey in la taageero dowladda Soomaaliya si aan dib u dhac loo gelin dalka oo hada uu sheegey in uu ku tallaabsadey horumar.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE