Dhageyso Dhawaqa Hubka Cusley Ee Dagaalkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Marka

Magaalada Marka xalay habeen barkii waxa ka dhacey dagaal culsu oo dhex marey Ciidamada dowladda iyo Maleeshiyo hubeysan oo labakaarlayaal ah.

Dagaalka ugu kulul ayaa dhacay meel ku dhow Kawaanka Xaafadda Buufow, waxaana markii dambe uu ku fidey ilaa dhowr xaafadood oo magaalada ka tirsan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE