Warbxin Maxaa Loo Guursan Waayey Gabooyaha (Video)

Guurka Soomaalida ayaanan ahayn oo keliya xiriir u dhaxeeya arooska iyo aroosadda balse sidoo kale waxa uu yahay xiriir u dhaxeeyo qoysas iyo qabiilo.

Bulshada Soomaalida dhexdeeda ayaa isdhexgalka guurka ku xidida, balse xaaladda qabiilka Gabooyaha ayaa ka bedalan. Qofkii ka guursadana waxa uu halis ugu jiraa in la deyriyo.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE