Afahayeenka Ciidamada Xoogga Ee Gobolka Shabeelada Hoose Oo War Kasoo Saarey Dagaalka Lagula Jiro Maleeshiyada Kooxda Alshabaab (Video)

Col Maxamed Ciise Maxamud Afahayeenka Ciidamada Milateriga ee Xoogga dalka Soomaaliya ayaa war kasoo saarey dagaalka lagula jiro Maleeshiyada Kooxda Alshabaab.

Afahayeenka oo shir jaraa’id ku qabtey jiidaha hore ee dagaalka ayaa sheegay in Shacabka Gobolka ay ka gudbeen dagaalo beeleed iyo kuwo siyaasadeysan, hase yeeshee ay wajahayaan dagaallo looga soo horjeeddo nabad diidka Shabaab.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE