Madaxweyne Ku Xigeenka Xilka Puntland Oo Eryey Wasiiru Dowlihii Xukuumadda Soomnaaliya ku Taageerey Go’aankii Qalbidhagax

Wasiiru Dowlihii Madaxtooyada Puntland ee Xiriirka Gobollada, Bashiir Gurxan oo dhowaan taageeray dhiibistii C.kariim Qalbi-Dhagax, ayaa maanta xilkii laga qaaday.

Wareegto uu soo saaray Madaxweyne ku xigeenka ahna kusimaha Madaxweynaha Puntland Camey ayaa xilka looga qaaday Wasiir Bashiir Gurxan oo lagu eedeyay hab dhaqan lidi ku ah hanaanka Dowladdnimo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE