Diyaaraddi Ugu Horeysay Ee Qaad Ka Keenta Dalka Kenya Oo Maanta Ka Degtey Magaalada Hargeysa (Video)

Qaadka Mirooga ee ka Baxa dalka Kenya ayaa laga Dajiyay Garoonka magaalada Hargeysa Maanta, Kadib markii uu Istaagay qaadkii ka imaan jiray Dhulka Oromada, Sababo la Xiriira dagaal halkaasi ka dhacay oo Soomaali badan oo ay ku jiraan Kuwii Qaadka lagu dilay.

Qaadka Miirooga ayaa wuxuu Horay uga soo degi Jiray Koonfurta Soomaaliya, iyo Magaalooyinka Laascaanood iyo Ceerigaabo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE