Midgaan Lamoodkii Iyo Midgaanka Dhabta Ah Ee Soomaaliyeed W/Q Yuusuf Omar

Beelo soomaaliyeed,ayaa waxaa lagu tuhmay dhaqamo aan xiliyadaa u cuntamin bulshadii xiligaa jirtay markaa waxaa layiri kani waa mid gaan.Taa waxaa bar barsocday in farsamada gacanta qaarkeed dadka aqoonta u lahaa oo mudnaa in lagu sii dhiiri galiyo laguna amaano oo lagu faano loo arkay wax liita.arintaa waxaa loo sababeeyaa laba arimood oo kala ah sidan.

1.Garan waa ay soomaalidu xiliyadaa hore garan waayeen farsamadan sida loo qabto badan koodu in tii yarayd ee soomaaliyeed ee illaahay cilmigaan farsamo siiyayna waa laga hor yimid oo loo bixiyay Tuumaalo.

2.Gumaysiga oo inaga hor istaagayay aqoonta warshadaha iyo wax soo saarka ileen warshadlaydu waa Tumaalo isu tagay. isagoo ka faa iday sanaya badawnimadeena iyo aqoon yarideen ayuu inagu sii dhiiri galiyay inaynu liidno oo ka cararo.

Waxaa jira arinkale oo ah in beelaha soomaaliyeed aynu qaar niri kana waa jareer ana jileec baan ahay meeshana ma aragno wax jareer ah iyo wax jileec ah soomaali baynu wada nahay.

Dadkaa aan kor ku soo xusay oo dhan waxaa bulshada si khaldan u gashay arin fool xun oo aan xaqiiqada jirta ku salaysnayn.arin danbi ah oo keenaysa diin la aan qofku diinta oo dhanba banaan ka istaago.dadkani mar haday diinta ku fiican yihiin soomaali yihiin islaam dhab ah yihiin sababa lagu durayo waa huuhaa iyo waxaan jirin oo doqonimo ah oo aan la hubsan.hada u soo noqo runta dalkeen taala u fiirso.

Midgaan,tumaal,boon,yixir,iyo jareer maanta ayaa la ogaaday inay yihiin soomaalida saxda ah nasab nasab dhalay oo gobna ah inay yihiin.maxaa yeelay dhibka dalkeena ka dhacay,mahaystaan iyagu dhul dadoow,beero dadoow,ma u adeegaan gumaysi iyo shisheeye,waxay difaacaan diinta,dalka iyo dadka had iyo jeer. dalka dambi kama galin,waa geesiyaal wadaniyiin ah.maanta qof soomaaliyeed oo dhib ay ku hayaan ama u geesteen majiro.waxaan ogaanay in aan khaldanay dadkaan yihiin dad runtii ah nasab gob ah oo sharaf leh.

Yaa maanta Gun ah oo gabadhiisa aan la guursanaynin oo qofkii maqlaaba ka fogaanayo?

Beesha layiraahdo abgaal iyo habar gidir oo ama hiraab nimanka layiraahdo maha muruursade iyo xawaadle iyo gugun dhabe maha waxaan ka hadlayaa HIRAAB.Waxay soomaali ogaatay si dhab ah inay yihiin GUN. Waxayna soo buuxiyeen wixii qof ku gumoobilahaa oo dhan,maxaa kamid waa sidan soo socota.

Dagalada soomaalidu waligeed waa dagalami jirtay laakiin waxaa ka reebanaa waxa loo yaqaan BIRI MAGAYDO oo ah haweenka,caruurta,waayeelka,ninka geesiga ah oo la qabto,maxaabiista,xididka,qaraabada,intaas oo dhan in la dilo maha dhaqan somaaliyeed.soomaalidu waxay dhaqan u leedahay in magantaada la difaacdo oo la bariiyo la ad baadsho hadii lagugu soo wararana horta adiga lagu dilo kadib magantaada haladilo ileen adigiiba dartood u dhimatay ee laakiin in hortaada lagu dilo subxaanah yaa cadiim.waxaa xusid mudan in reer HIRAAB ahi gabadhooda uu qabay nin reer Qurac ahi markaa dagaal baa socday,gurigii baa lasoo aaday 7 nin oo hubaysan raga nin kamid ah gabadhuu la dhashay irdii bay ka furtay waa lasoo galay markaasay garatay in ay u socdaan nin keeda oo dhagar wadaan.waxay yiraahdeen away ninkaagii? waxay tiri magaranaayo laakiin marhore ayuu guriga ka tagay waana runteed.gurigii ayaa la baaray meel walba waxba waa laga waayay!

Waxay arkeen wiil yaroo 2 sandood jira oo agteeda jiifa,walaalkeed ayaa qorigii uu haystay baynaada afka uga xirayd laba jeer caloosha ka galiyay saqiirkii oo yiri waa cadaw naga suukoraya oo reer Qurac ah!! hada wuxuu dilayaa waa ubadkii walaashii? kuwa lasocdaa kama qaban waa ku raali? 7daa nin hal nin kuma jirin oo falkaas ka naxay ama dhibsaday ama la khaldan yahay.Adeer kan gabadhiisu guur malaha gabadhaadana hasiinin waakan midgaanka dhabta ah maha dadkaynu soomaaliyeey ku khaldanay.

Hiraab marka laga reebo intayaree hawiye ahaan ay ku awrkacsadaan oo cadaafid isaga raacay iyo qabyaalad marka laga reebo waa qabiilka kaliya ee soomaali oo dhan marka laysku daro kaligood xooga ku haysta oo xasuuqay dadkii masaakiinta ahaa ee aan hubsnayn ee biri magaydada ahaa ee ahaa beeralayda sida digil oo dhan afgooye ilaa jilib inta u dhaxaysa haysta beerihii dakaa soomaaliyeed ee muslimka ah.Hiraab waa qabiilka dagan wasaaradii wax barashada,halkaa ka garo in uu yahay cawaan cilmi iyo tacliin ka maran.xerooyinkii ciidamada isagaa dagan oo ari ku xareeyay,wasaaradihii,iskoolaadkii isbi taaladii isagaa dagan!!! sow mid gaan maha hadaad u cudur daari lahayd sowkan dagan 27 sanadood maha sanad iyo laba midna waa ku dhawaad nus qarni.

Ogoow qofku haduusan kala garanaynin xaaran iyo xalaal maha nasab waa GUN. hadii guur HIRAAB kusoo galana hubaal waxaa ah xaraan iyo kasmo xumo iyo gunimo in caruurtaadu dhaxlayso.Nasabku waxay jecel yihiin dawlad nimada iyo kala danbaynta oo ah islaanimadaa sidaa ina faraysa iyo aqliga suuban badalkeedu waa Gunimo oo ah dawlad iyo nidaam diidnimo maxaayeelay sifahaan waxaa leh dadka aan diin u saaxiib ahayn oo ah jaa hiliinta ehlu naarka ah waana gunimo.Midgaan waxaa ah layska xaaraan timeeyo guurkiisa midka hortaagan dawladnimo soomaaliyeed 27 sanadood. laakiin midgaan maha tumaal.boon.kabo tole,yixir,yibir, maha jareer wayne waana u gafnay dadkaan oo lagu khaldamay mid gaankii runta ahaana nasab laga dhigay hadaa illaahay fashilay oo soomaali ogaatay.

Waxaa layiri wiilkaagu maalin buu hiil kaaga baahan yahay,waa goorma waa markaad hooyadii xulanayso oo guursanayso.hadaadan ka fiirsan oo dan xulanin dad nasab ah leh diin iyo dhaqan hufan oo soomaaliyeed iyo gobonimo eed Guntaa HIRAAB ku khaldanto hadee ogoow adaa hog dheer u qoday ubadkaaga barito.Ogaada waxaan ka hadlayaa diin bay salka ku hayaan wadaadka aad rabtaana u taga nadabku waa wax jira oo mudan in la ilaaliyo waayo waa diin,laakiin nin diin kula sheeganaya laakiin aan aamin sanayn dhab ahaan kana muuqan ficiladiisa,nin soomaalinimo kula sheeganaya hadana aysan ka muuqan dhab ahaan soomaalinimo,nin dalka kula sheeganaya laakiin jecel dhab ahaan in uu gumaysi galo oo shisheeye qaato magaca soomaalina lawaayo iyo dalkeena gabi ahaan tiisba hadana wadani isga kaa dhigaya kani waxaa diintu tiri munaafaq,hade munaafaqna waa gun jano waa ka xaaran cadaabtana gaalka ayuu ka sii hooseeyaa macnaha gaalkiibuu kasii xun yahay eeg!!

Hiraab waa midgaan ku dhex jira soomaali oo ah midgaha dhabta ah ee soomaalliyeed.beelihii lagu khaldamayoow xaal qaata ilmaadeerayaal hadaan ogaanay yaa ah midgaan. waxaan ka hadlayaa maha siyaasad ee waxaa weeye arin dhaqan iyo diin iyo nasab la xariirta oo soomaalidu ku khaladantay beelo diinleh dhaqan leh oo nasab ah.Arintaa sixideed weeye suaashuna waxaa weeye yaa midgaan ah dhab ahaan? yaan mid gaan ahayn dhab ahaan? yaa sheegta nasab oo hada la wada ogaaday inuusan ahayn balse uu yahay midgaanka dhabta ah? beelaha soomaaliyeed qaarkamid ah waa ogaayin nimankaan gun inay yihiin waana iska ilaalin jireen in dhigoodu soo galo si aysan u fasaadinin ileen diintu is ilaali bay ku tiriye laakiin hada soomaaliweyn oo dhan baa ogaatay.dhibkii dhacay ayaa dadkii kala saaray oo laysku bartay.

W/Q Yuusuf Omar

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE