Deegaanka Goob-weyn Ee Gobolka Jubada Hoose Oo Kasoo Kabanaya Weerarada Alshabaab (Video)

Xaaladda deegaanka Goobweyn oo ku dhow Kismaayo ayaa la sheegay in ay ka soo kabsanayso dagaalo iyo weeraro ay soo qaadaan Maleeshiyada kooxda Alshabaab.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE