Doorashada Madaxweynaha Ee Hirshabelle Oo Goordhow Bilaabatey, Si Toos Ah Halkan Ugala Soco Doorashada

Hoolka Shirarka ee Baarlamaanka Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa maanta soo dooranaya madaxweynaha cusub ee u baddal doono Madaxweynihii horee e xilla laga Eryey.

Goordhow ayaa Waxa bilaabatey codeynta doorashada, waxaana codkii ugu horeeyey dhiibtey Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle.

Si toos ah ugala soco Halkan Doorashada Ka Socota Jowhar

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE