Saameynta Qaar Ka Mid Ah Xaafadaha Magaalada Marka Ay Ku Yeesheen Dagaalada Barakaca Ah Ee Lagu Soo Qaadey (Sawiro)

Magaalada Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelada hoose waxa ka socda in mud ah dagaal barakcin ah oo lagu soo qaadey shacabka si loo sal guuriyo, iyadoo taas laga hortagaayo ayaa waxa abuurmey dhalinyaro difaacaya deegaanakooda.

Dagaalada ayaa saameyn ku yeeshey qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Marka, goobo Ganacsi oo tira badan ayaa xirmey, halka Guryo aan tira laheyn looga guurey colaadda Mooryaanta.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE