Xafiiska Urur Goboleedka Igada Ee Ka Howlgala Soomaaliya Oo Magacii Laga Bedelay

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Guud ee Urur Goboleedka IGAD ayaa waxa lagu bedelkay magacii Xafiiska Ururka ee ka howlgali jirey Dalka Soomaaliya.

Xafiiska IGAD ee Soomaaliya oo la furey sanadii 2008-dii ayaa qaban jirey shaqooyin kala duwan, waxaana uu lahaa laba magaca oo keenay in jahawareer uu yimaddo, iyadoo taas laga guiuraayo ayaa fafiidka loo bixiyey magac cusub oo uu ku shaqeyn doono.

Ugu dambeyntii qoraalkan ayaa lagu sheegay in xafiiska uu ku howlgalayo magaca ah Xafiiska Howlgalka Gaarka ah IGAD ee dalka Soomaaliya,”IGAD Special Mission to Somalia (ISMS).

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE