Dhageyso Cali Cabdilaahi Cosoble “Anigaa Ah Madaxweynaha Saxda Ah Ee Hirshabelle”

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Cosoble oo ay Xildhibaanada Hir-Shabeelle xilka qaadista ku sameeyeen 14 Bishii la soo dhaafay ee August ayaa ka hadlay doorashadii Madaxweynaha ee ka dhacday Magaalada jowhar, Isagoo ku sugan dalka Kenya ayuu sheegay in uu gebi ahaanba qaadacay doorashadaas.

Sidoo kale Cosoble ayaa la weeydiiyay Su’aal aheyd maadaama Madaxweynaha la doortay aad iskuheyb tihiin in uu Hiiraan tago bulshadana uu ka dhaadhiciyo in ay la Shaqeeyaan maamulkiisa.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE