Dhageyso Xildhibaanad Foosiya Yuusf Xaajo Oo Wax Aan La Aqbali Karin Ku Tilmaantey Go’aanada Maamul Goboleedyada

Ra’iisulwasaare ku xigeenkii hore, ahaydna wasiirkii arimaha Dibadda Soomaaliya, Fowsiyo Ysuf Xaaji Aadan, ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamtay go’aanada maamulada ay ku garab marayaan go’aanka dawladda dhexe ee federaalka.

FowsiyoYuusuf oo ka tirsan baarlamanaka Soomaaliya ayaa sidoo kale waxay ka hadashay go’aankii ay dawladda Soomaaliya Itoobiya ugu dhiibtay Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsanaa jabhadda ONLF.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE