Golaha Badbaadinta Iyo Midnimada Koonfur galbeed Oo Ka Hor Yimid Go’aankii Shariif Xasan Uu Ku Taageerey Xiisadda Wadamada Khaliijka (Video)

Hogaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa todobaadkan sheegay inuu taageersanyahay go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Dowladaha Khaliijka ay xayiraadda ku saareen dowladda Qatar.

Dhinaca kale Kulankan ay magaalada Baydhabo ku yeesheen Golaha Badbaadinta Koonfur Galbeed ayaa si weyn uga hor yimaadeen qoraalkii kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed uu ku saabsanaa taageerada xulufada Sacuudiga.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE