Madaxweynaha Hirshabelle Oo Gudoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeelle ee doorashadiisa laga joogo afar maalmood oo kaliya ayaa shalay xilkii ka qaaday Gudoomiyihii maamulka gobalka Hiiraan ee Hirshabeelle Cumar Aadan Ibraahim “Baadiyow”

In kastoo aanan si rasmi ah loo shaacin Xilka qaadista Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ayaa dhinaca kale waxaa xilkaasi loo magacaabay Cali Jeyte Cismaan oo horey xilkan u soo qabtay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE