Dhageyso Maamulka Galmudug Oo Ku Kala Qeybsamey Taageeridda Xulafada Uu Hogaamiyo Sacuudiga

Magaalada Cadaado waxa shir jaraa’id ku qabtey Kusimaha Madaxweynaha Galmudug ahna Madaxweyne ku Xigeenka Maxamed Xaashi Cabdi, Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Guddoomiye ku Xigeenka labaad Maxamed Sheekh Axmed, waxaana wax kama jiraan ay ku tilmaameen go’aanka uu qaatay Madaxweynaha Galmudug ee uu ku taageeray isbahaysiga Sucuudiga.

Madaxdan Galmudug ayaa taageeray go’aanka dawladda Federaalka ah ee ku dhisan dhexdhexaadnimada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE