Dhageyso Warbixin Maamul Goboleedyada Oo La Sheegey In Dhaqaale Ay Ku Doorsadeen Xiriirka Dhexdhexaadnimo Ee Wadamada Khaliijka

Muran weyn ayaa ka taagan hab dhaqanka madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya oo lagu eedeynayo inay faragelin ku hayaan awoodihii Dastuuriga ahaa ee dowladda Federaalka.

Soo ifbixiii khilaafka Khaliijka ee Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar oo dhinac ah iyo Dowladda Qatar oo dhinaca kale ah, waxay soo muujisay xaqiiqada maamul Goboleedyada magaca Federaalka wata oo ka hor yimid go’aan lagu tilmaamay mid sharafeed oo dowlada Soomaaliya ka qaatay muranka dalalka Khaleejka ee ahaa inay dhexdhexaad ka noqoto.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE