Dhageyso Warbixin Soo Koobeysa Khudbaddii Xasaasiga Aheyd Ee Ra’iisalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Uu Ka Jeediyey Shirka Golaha Loo Dhanyahay Ee Ka Socda New York

Ra’isulwasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa shalay galab xilliga Mareykanka ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York khudbad dheer oo uu kaga hadlay xaalada Soomaaliya.

Ra’isulwasaare Kheyrre ayaa beesha caalamka ka dalbaday in dalkiisa laga qaado xayiraadda saaran ee dhinaca hubka ah, si loo tayeeyo Ciidamada qaranka Soomaaliyeed.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE