Dawlad Diidnimo Hadana Diin Cusub Yaa Soomaali U Maqan………………..?

Soomaaliya markay dhaceen dagaaladii sokeeye ee sababay in dawladii dhexe meesha ka baxdo ayaa waxaa dalkii galay nidaam daro iyo fawdo.Hadaba nidaam la aantaa aysan jirin dawlad dadka iyo dalka difaacda oo ilaalisa ayaa waxaa ka faa iidaystay beel kamid ah beelaha soomaaliyeed oo lagu magacaabo HIRAAB.beeshan oo marka la eego soomaalida dhexdeeda ah beel ay ku yartahay aqoonta mid diini ah iyo mid maadi ahba.waxay ahaa yeen kuwo kii magaalda joogaana magalada jaahil ku yahay,kii miyiga joogaana miyiga jaahil ku yahay marka loo bar bardhigo beelaha soomaaliyeed intooda kale oo dhan.

Iskama hadlayno ee waxaan haynaa wax cad oo muuqda hada.dib uugu noqo sooyaalka taariikheed ee soomaali leedahay,oo ah dhaqanka aduunka kuwooda uugu sareeya markay dhaqan tahay iyo diinta aduunkaan oo dhan ka ah mida kaliya ee xaqa ah saxdana ah oo laga rabo guud ahaan caalamka qofkastoo ku nooli in uu ahaado qof muslim ah oo aamin san illaahay iyo nabigeena uu noo soo diray ee muxamed nabad iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee. Dhaqankeena  waxaa kamid ah marka dagaal lagalayo in aan la dilin arimahan aan qaybo ka soo qaatay aad ugu fiirso.

1.Haweenka

2.Caruurta

3.culimada ninka sheikha ah

4.Xididka macnaha cida aad gabadhooda qabto iyo eheladoodaba

5.Qaraabada sida hooyadaa dadkeeda walaladeed ilmaadeerteed iyo wixii lamid ah

6.Ninka geesiga ah ee hogaanka dagaalka ah lama dilo hadii la qabto maxaa jira waa ninka dagaalka sabab unoqonkara in uu gabi ahaan joogsadaba

7.Maganta colaad kasta oo aad u qabtay cidii kusoo magan gasha waa in aan la dilin ee la bad baadiyaa

8.Maxaa biis dagaal lagu qabsaday lama dilo

Beelaha soomaaliyeed dir iyo daarood,raxan wayn ama digil iyo mirif,jareer weyne,tumaalo,yixir,yibir,midgo,shiikhaal,reer awxasan kal wayne,reer xamar ama banaadiri,karinle ama muruursade,gugundhabe,murile,xawaadle,kuligood waxay haystaan dhaqankaas kor ku xusan oo suuban kaasoo ah midka aduunka u sareeya sababtoo ah waaba diin wuxuu salka ku hayo.Kol hadii dhaqankeenii sida marti soorka,geesinimada,deeqsinimada,nadaafada,uu sidaa u fiican yahay soomaaliyeey hadana waxa illaahay inoogu daray diinta islaamka oo aynu qaadanay markay soo baxdayba oo axsaabtii rasuulkeena muxamed nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee oo jacfar hogaaminayo ay kasoo dageen Xeebta soomaaliyeed ee ZAYLAC. ayagoo maray harar kadibna ugudbay eithiopia oo tagay magaalada Najaasha oo ku taal dhulka Tigreega ee boqor najaasha daganaa.xataa hadaysan asxaabtu kasoo dagin dhulkeena zaylac hadee nagma dheeraba Najaasha marka la joogo harar oo ah dhul soomaaliyeed.waxa itoobiya yaal baan kaaba fogayn maa daama la sheego sidoo kale in dhulka eithipia ay kasoo dageen.

Xilagaas ayaan diinta qaadanay si toos ah sida reer madiina inaga xoog laynuguma islaamin iyo seef sida reer maka iyo carab badan keeda.Maadaama soomaalidu gob tahay iyagaa kahortagay oo soo dhaweeyay diinta muqadaska ah ee waajibka ah ee islaam nimada.Nasiib daro dadkii soomaaliyeed waxaa ceebeeyay oo la haray oo haybadii iyo magicii soomaaliyeed tirtiray reerkan GUNTA AH EE HIRAAB.xili hore ayaa umada soomaaliyeed ku heshiin lahayd dhaqan keeda iyo diinteeda laakiin waxaa meeshii yimid Hiraab oo gobolada dhexe iyo nawaaxiga mogdisho isaga habar wacday kuna heshiiyay in ay qabsadan dhulka shabeelooyinka oo laga bara kiciyo digil iyo mirif jareer weyne shabeelada dhexe iyo shabeelada hoosaba biyo maal dhulkiisa in beelahaan laga qaado dhulkooda intii shabeelada dhexe iyo shabeelada hoose dagi jirtay way is yaqaan hada ma la baranaayo qarniyaa lawada dagan yahay afgooye galidi,iyo beelha la dagan waa layaqaan. dhulka dad aa iskaleh. waxaa kale oo dhul doonkaas ay ku rabeen inay xoogaan oo dhacaan dhulka jubaland oo dhan mudayna haysteen jubooyinka gaar ahaan jubada hoose.

Daris maya qaan,dhiiga muslimka in uu xaaraan ka yahay ma yaqaan,maal aadan lahayn ood dhacday ayadoo ninkii lahaa waxba kaa siin in uu xaaran yahay ma oga.dumarka xurmada leh ma dhaafaan,haday waa yeel tahay hadii marwo la qabo ay tahay,haday siqiir tahay haday gabar tahay waxay u xeerinayaan majirto waa kufsanayaan oo waliba saf dheer ka galayaan maxaa jira ninku waa GUN shalay aad ku khaldanteen soomaaliyeey beelo gob ah wax midgaan u bixi seen beelo GOB ah jareer GOB ah aad maag teen oo wadani ah kan waaye midgaanka dhabta ah ee soomaaliyeed gabadhiisana guur ma gasho maxaa jira diintii ayay ka leexdeen.HIRAAB anigu aqoon baan u lahaa laakiin maanta dadka soomaaliyeed ayaa baranaya oo fahmay waxay yihiin dhab ahaan.HIRAAB kooda cumamada kuusoo hulaabta oo maxaakiim iyo diin kuu sheegta waligaa ma arkaysid isagoo leh kiila dhashay ee beertaada xooga ku haysta,gurigaaga ku haysta,sidan diintu ma qabtee dadka waxooda udaa oo sii? hadana waa is oohinaa oo diin buu ka hadlayaa? Hada waxaad ila fahmaysaan in cidaan diinta la aani hayso mar hore hadaan sheegi lahaa waad ila yaabi lahaydeen. Hiraab beeso kaliya ayay rabaan dhaqan malaha diina mafahan sana mana rabaan dad iyo dal iyo diin midna runtu waa sidaas.

Qandaraaska Cusub Ee Iiraan Shiicaynta Soomaalida Ah Oo Hiraab Soo Qaatay

Soomaaliya beeshan yari waxay u diiday dawlad nabad iyo nolol xasiloon.maha niman iyagu fakara oo waxa ay samaynayaan ka keena maskaxdooda inta badan,waxay u sahlan yihiin shisheeye raaca waana laga ilhelay in ay lacag uun doonayaan ee aysan lahayn qiimo kale.markii la ogaaday BEESHAN HIRAAB waxay tahay ayaa ethiopianka iyo reer galbeedka iyo carabtuba is ticmaalaan oo ku shaqeeyaan.Ninkan hada gaalkacayo ka soo baxay muduu waxan wadaa ah shiicaynta soomaalida oo ah dad suni ah shaafici ah in la badalo oo ugu yaraan diintooda khalkhal laga galiyo.Waxaa soo qaatay qandaraaskan HIRAAB mabda ooduna iyaga waa lacag uun. waxayna faa finayaan in ay dadka ka leexiyaan axsaabadii rasuulka oo gaalo ku sheegaan iyo in nabi muxamed la diido ugu danbayn taasoo ah gaalnimo cad waana halkay u socdaan shiicadu.

Ninkaan aad aragtaan kaligii maha,waxay yiraahdeen HIRAAB maxkamad gaalkacayo baraxleey ku taal oo galmudug ayaan saaroo danbi malaha!! waxaad arkaysaa arimaha laga soo duubay oday maanta la orankaro waa nin wayn oo waayo badan jiray oo ag fadhiye ninkan layiraahdo CABDIWALI SHEIKH ALI CILMI YARE oo kolba dhagta wax uugu sheegaya codkana la maqlayo ee leh waalaygu been abuurtay dheh? waa difaacayaan HIRAAB ee ogoow.gar sooraha maxkamada oo lagu magacaabo sheekh maxamed macalin cali oo bbc ka hadlay ayaa yiri markaan waraysan oo wax lagu waayay ayaan fasaxnay. waligaa ogoow nin aakhiro rumaysan oo allaah ya qaanaa diinta waa difaacaa oo is ilaaliyaa.wakaa maanta HIRAAB SOOMAALIYA KU LEH SAWIRKANAA AH NABIGEENII isagoo ku qanacsan dollarka iiraan siisay si uu ufaafiyo shaqadaa loo diray.

Gunaanad

Soomaaliya dawladnimadii waxaa hor istaagan hiraab,dhulkii iyo beerihii umada soomaaliyeed iyagaa haysta si xoog ah.waxay u shaqeeyaan shisheeye oo beeso ama dollar bay ina siisanayaan.hadana diinteenii oo ah mustaqbalkeenii aduun iyo aakhiraba ayay inaga fidnaynayaan oo shiico inagu beerayaan xilgaan.Soomaaliyeey toos waad hurudaane oo dawdarkaan iimaanka beelay ka qabta dalka iyo dadka iyo diinta waxay dalkeenii  dhaaf sanayaan shilimaan,marka ma sidan ayaan sii daawanaa? war ma is daba qabanaa soomaaliyeey? War diinteenii bay baa bi inayaan oo rag shisheeya ah aya ku shaqaynaya ee ma iska qabanaa mise waa daawaana hayna halaageene? aan difaacano diinta iyo dadka iyo dalka cadaw kalkaalahana qaran dumiyaha ah aan gacan bir ah isga qabano. Jifada yaroo HIRAAB in dal dhan ay dawladnimo u diido oo si maafiyonimo ah dalkiiba u isticmaasho waxay sharaf dhac iyo ihaano ku tahay beelaha soomaaliyeed guud ahaantoodba oo garan waayay in ay gacan bir ah isaga qabtaan kuwan hortaagan qaran soomaaliyeed oo muuqda iyo dawlad dhisanta.

Aduunyada dalwalba dad xun oo cado qaatayaal ah oo iibsanaya way leeyihiin laakiin dadkaas noocaas ah dal waliba waxa uu leeyahay wadaniyiin ka soo horjeeda oo gacan bir ah ku qabata si dalkaasi u noqdo dad iyo dal jira oo dawlad leh.diinteena iyo dalkeena maxaan u dayacaynaa soomaaliyeey maxaynaan daalimiintan isaga qabanaynin?

Waxaan Ku Ogeeyn Beesha Hiraab Xasuuq Dhulboob Iyo Dawlad Diidnimo Hadana Diin Cusub Yaa Soomaali U Maqan?

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE