Wabiga Shabelle Oo Biyihii Ugu Badnaa Keeney Iyo Cabsi Laga Qabo Inuu Ku Fataho Qaar Mid Ah Deegaanada Uu Maro (Sawiro)

Wabiga Shabelle oo mara degmooyin iyo deegaano dhowr ah oo ku yaala bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya ayaa waxa laga cabsi qabaa in uu fataaho uu u geysto meelaha uu maro.

Dadka ayaa soo sheegaya in cabsida ugu badan ay qabaan dadka ku nool deegaanada kaabiga ku haaya Wabiga oo xilligan ay saaranyihiin biyihii ugu badnaa ee bilooyinkii lasoo dhaafey lagu arko, taas ayaa keentey in cabsida ay gaarto heer fatahaado ay dhacaan.

Xaafadao ka mid ah magaalada Jowhar ayaa la sheegayaa in ay qeyb ka yihiin meelaha ugu badan ee ka jirta Cabsiga, hase ahaatee dadaalo ay sameeyeen maamulka magaalada ayaa sababey in wax xoogaa cabsidii jirtey hoos u dhacdo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE