Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Oo Ka Warbixyey Kulamadii Ay La Qaateen Madaxda Caalamka, Dgniinna U Direy Maamul Goboleedyada (Video)

Wasiirka Arimaha Dibedda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka Warbixiyey Kulamada kala duwan ee Wafdiga Raysal wasaare Xasan Cali Khayre ay kula yeesheen Madaxda Caalamka Magaalada New York oo ay uga Qayb galeen Shirka Guud ee Golaha Qaramada Midoobay.

Dhinaca kale Yuusuf Garaad ayaa wuxuu sheegay inay Dawladda Soomaaliya Masuul ka tahay Arimaha Dibedda, Taasi oo Jawaab u Noqonaysa qaar kamid ah Maamulada oo hareer Maray howlihii loo doortay.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE