Dhageyso Xildhibaan Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Oo Sheegay In Baarlamaanka Uu Xaq U Leeyahay In Mooshin Uu Ka Keeno Dowladda Imaaraadka

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wada mooshin ka dhan ah dowladda Imaaraadka Carabta, kaddib markii ay ku eedeeyeen inay faragelin ku heyso arrimaha siyaasadda Soomaaliya.

Mooshinkan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda laga furo Kulanka Baarlamaanka, si Xildhibaanada ay uga doodaan.

Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan Xildhibaanada ayaa xaqiijiyay inuu socda qorshaha mooshinka ay wadaan Xildhibaanada qaar.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE