Dhegeyso Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Koonfur galbeed Oo Ka Hor Yimid Midim Go’aankii Shariif Ee Xiriirka Imaaraadka

Xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa ka hor yimid go’aankii Madaxweye Shariif Sakiin uu ku tagaeerey xulada Sacuudiga, ka dib markii loo laabey xoogaa sanuud ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE