Dhageyso Ra’iisalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Oo Gobolka Virginia Kula Kulmay Qaar Ka Mid Ah Jaaliyadda Mareekanka

Ra’iuslwasaara Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa xalay gobolka Virginia kula kulmay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka.

Khudbad uu ka jeediyay magaalada Alexandria ee gobolka Virginia ayuu Ra’isulwasaaraha kaga hadlay xaaladda uu hadda ku suganyahay dalka iyo rajada mustaqbalka ee dalka, waxa kale oo uu la dardaarmay Soomaalida ku nool Mareykanka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE