Hogaamiyaha Nus-Galmudug Axmed Geelle Xaaf Oo Sheegay In Xiriirka Uu U Jarey Dowladda Fedaraalka Ee Soomaaliya (Akhriso Wareegto)

Maamulka fadhigiisu yahay magaalada Cadaado ee Nus galmudug ayaa madaxweynahooda maanta wareegto uu  soo saarey ku sheegay in xiriirka ay u jareen dowladda fedaraalka ee Soomaaliya.

Wareegtada oo uu ku saxiixanyahay Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay in dowladda fedaraalka ay xiriirkii u jraeen, waxaana lag ueedeeyey sida warqada ku xusan in fara gelin ay ku haayso Maamulka.

Sidoo kale wareegtada Xaaf ayaa lagu xusey in si deg deg ah loogu yeeraayo Xildhibaanada labada qala ee baarlamaanka fedaraalka si ay wadatashi arinkaas uga sameeyaan.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE