Nin Falastiini Ah Oo Toogtey Seddax Ka Mid Ah Ciidanka Yahuuda Tiro Kalana Dhaawacey (Sawiro)

Nin ka mid ah Shacabka reer Falastiin ayaa toogasho u geystey ilaa seddax Askari oo ka tirsan Yahuuda, ka dib weerar ay ku soo qaadeen dhulka Daanta galbeed oo ay xoog ku maamulaan Yahuuda.

Weerarkan hubeysan ayaa ka dhacay albaabka laga galao halka lagu magacaabo Har Adar, oo ay degenyihiin dadka Yahuuda ee xoogga halkaas lagu geeyey, iyadoo halkaas lagu diley sadex qof halka afar kalana lagu dhaawacay.

Waxa jira warar sheegaya in ninka dilalka iyo dhaawaca geystey isagana ay toogteen Yahuuda ayna horey u qaateen Meydka Ninkaas si ay baaritaan ugu sameeyaan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE