Nabad Sugida Oo Dabgal Ku Haysa Ganaacsato,Siyaasiyiin,Ururo Bulshada Rayidka Ah Dal Iyo Dibad Oo Bixiya Sirta Qaranka Soomaaliyeed (Warbixin)

Dalkiinu intuu u lumiyay xasiloonidii iyo kala danbayntii,ee uu galay dagaalo sokeeye iyo dawlad la aanta waxaa ka faa iidaystay dad soomaaliyeed oo ku tagri falay dhaqaalihii nabad galyadii iyo diintii umada soomaaliyeed.waxay la xirteen shisheeye ajinabi ah oo ka faa iidaysanaya jileeca iyo tabar yarida dawlada soomaaliyeed.

Dadka soomaaliyeed ee dalka haysta lacagaha intooda badan malaha iyagu dhab ahaan ee waxay wakiil u yihiin shisheeye ajinabi ah oo dalkeena ka faa iidaysanaya dhan walba.soomaalidu waa wakiil iyo dilaal diciif ah oo magiciisa lagu guuro.hayeeshee in soomaaliya luga heeda ku istaagto oo sooceliso amaankii iyo haykalkii dawlad nimo ayaa waxaa caqabad ku ah damiir laawayaashaas soomaaliyeed ee calooshood u shaqyasta yaasha ah ee dalkii oo dhan dhaaf sanaya shilimaan yar.

Waxaa hada soo ifabaxaya oo isha lagu hayaa rag maamul goboleed yada madax dooda ah rag ka mid ah oo ay ku cadahay u adeega dawlada shisheeye iyada ay dalka ka jirto dawlad dhexe oo fadaraal ah inay arimihii sirta dawlada soomaaliyeed ee dalka ugudbiyaan dawlado shisheeye.Waxay wali dareemayaan in dalka aysan jirin dawlad wax ka qaban karta.dhawaan ayaa dawladaha carbeed ay go aamo kala duwan ka qaateen khilaaf yaroo soo kala dhex galay labada dal ee walaalaha ah ee sacuudiga iyo qadar kuwaasoo hada xalkooda lagu jiro oo heshiinaya dhawaan.

Dawladaha caalamku mowqifyo kala duwan ayay ka qaateen xirgiftaas,qaar kala raacay labada dal iyo kuwo dhex dhexaad ah.soomaaliya waxay kamid tahay dawladaha dhex dhexaadka ah.marka laga reebo soomaaliya majiro dawlad dhex dhexaad ah ama dhinac raacday oo dawladaas go aanka ay dalkeeda u gaartay goblada dalkaasi dhinac ordayaan oo ku hadlayaan waxaan sharci ahayn.dalka sucuudiga iyo dalka qadar waxay qaateen go aanka ay dawlad waliba ka gaartay khilaafkan iyo halka ay raacday tanay tix galinayaan oo sharci ah.

Hadaba arintan siyaasadeed ee dad kamid ah siyaasiyiinta dawlada fadaraalka ah oo aysan dirsan dawlada dhexe ee fadaraalku hadana ku milan arimo ah siyaaso dawladeed ayaa Nabad sugudi daba socotaa iyadoo sharciga la keeni doono ah khiyaano qaran i sirdoon shisheeye.Waxa jira kuwo lagu raad joogo oo bulshada rayidka kamid ah oo dawlado shisheeye la kulma iyadoo aysan wax ogolaan sha ah ka haysan dalka ay leeyihiin waa matalaynaa ee soomaaliyeed dawladiisii. mar hadii dawladii dalkiisu aysan ogaynba oo uu san waxba la socodsiin yuu u shaqeeyaa oo arimahan u dirsaday oo uu u adeegayaa? Timir laf baa ku jirta.

 

Dalka soomaaliyeed waxaa ka jirta dawlad ay hogaaminayaan dad ilbax ah oo garanaya xuduuda,dawladnimo iyo xaqa iyaga lagu leeyahay iyaguna ay ku leeyihiin dawladaha caalamka. waa dawlad hada tanaadaysa oo taaba galaysa oo curdan ah oo meel eber ah wax ka biloowday hadana xawli ku socota oo aduunku tix galiyo dadkeeduna jecel yahay dal iyo dibadba.dawladu xiriir fiican oo qodo dheer ayay la leedahay sucuudiga iyo wadama carbeed oo dhan mana luminayaan xiriirkaa iyagoo ka fogaanaya xulufo gaara raacideed.tani waxay keentay in ay hesho dawlada soomaaliyeed tix galin iyo sharaf wayn iyo sumcad carab oo dhami u riyaaqday.

Waxaa arintan ku dhex lumay oo wareersan kuwii gunta ahaa ee soomaaliyeed Waa HIRAAB ee oo sidii yay dii ciyaaya oo leh beesuu farmaajo is dhaafinaa sucuudiga iyo imaaraadka in la raacaa fiican xaa jura dollar farabadan oo aan badar ku cuno ayay nasiinayaan! Guntu sharafmalaha iyo iimaan hadee waa sidii xasan sheekh oo lacag aruursigeed u haystay dawladnimada. diin ma laha oo soomaalinimo malaha oo wadaniyad malaha waa beeso kolba nin kii u tuura ayaana iska leh.

Iimaan la aan heerka ay ka joogaan waa waxaas hada dagan iskuulaadkii,isbitaaladii,wasaaradihii ee wax kasaara lala yahay.waa waxaas beerihii biyamaal,jareer wayne,digil iyo mirif dhulkoodii iyo beero hoodii ka qaaday oo wali ku gumaadaya shacabkaa soomaaliyeed ee masaakiinta ah.waa waxaas sawir nin leeyahay nabigii ka dhigaya ee diin heerkaa ka jooga oo cawaanta qaawan ah HIRAAB.Gun weeye gabadhooduna waa xaaran in laguursadaa si gunimo aan loogu dhicin.sharci weeye wadaad kii aadoontaan ii keena HIRAAB soomaali sidaa yeelay guur magalaan waayo nin sawir caabudaya oo caqiiqdo iyo diin heerkaa ka taagan qarnigaan lagu jiro mabanaana in guur idin dhexmaro.

Aad uugu fiirsada HIRAAB dhaqankiisa gaalada cawaanta ahi waxay samaynayaan isuma quuraan.waxaa hada dal iyo dibad qaylinaya waa cawaantii HIRAAB waxay ogyihiin in dawlad soomaaliya u dhalatay oo soomaaliya ay helayso karaamadeedii iyo sharafkii ay aduun yada ku lahayd tanay ka xun yihiin.waxay arkaan inay u dhamaatay oo la joogo xiligii shaqo laga qaban lahaa.edbinta danbiilaha inay bilaabatay ayay ogyihiin.soomaaliya dawlad rasmi ah oo maraykan iyo reer galbeed oo dhan iyo dunida islaamka iyo afrika oo dhami taageerayso ayaa ka dhalatay oo shacabkii soomaaliyeed difaacanayo.dawlad weeye rasmi ah oo leh nooc walboo ciidan ah oo ay dhimantahay isku dubaridkii oo kaliya.dawlad ku xad gudbi kartaa dawlada soomaaliyeed iyo dalka soomaaliya ma jirto arinku sidii hore maha.

Dadka dalka shisheeye kula heshiiyay inay duleeyaan oo u diidaan dawlad nimo Nabad sugidaa halhal dal iyo dibadba u diiwaan galin shaqana ka qaban cadawgaas ka xun shisheeyaha.waan u hanbalyaynaynaa ciidamada sirdoonka qaranka soomaaliyeed ee hawsha adag ka ahaya dalka iyo dibadaba. dagaalku waa mid lakala baxay oo lakala miirmay waa dawlad diid iyo dawlad doon oo ah gacanta saraysa ee guusha wadata.wadanigu waa ku maqan yahay dawlad diidka shisheeye kalkaal ah waana dabar gaynaynaa.waxaan rabnaa in shacabka soomaaliyeed helaan amaan,waxbarasho,nolol xasiloon,xor u ahaadaan diintooda si xor ahna uugu noolaadaan dalkooda ayagoo sharafleh iyo haybad.waxaan rabnaa in aan kasaaro silici iyo ceebta iyo duliga haysta dalkii iyo dadkii Soomaaliyeed.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE