Dhageyso Col Diite “Nambar 50, Ayaan Kasoo Gurmaney, Raadka Alshabaab Oo Meydad Jiidaya Ayaan Daba Joognaa”

Abaanduulaha Ciidamada Maamulka Namabar 50, Col Diite oo gurmad ahaan u gaarey deegaanka Bariire oo dagaal qorsheysan ay kusoo qaadeen Maleeshiyada Alshabaab ayaa faafaahin ka bixiyey weerarkii adkaa ee maanta lagu soo qaadey.

Colneylka ayaa sheegay in ay u gurmadeen Ciidanka Janaraal Sheeow oo dagaal culus uu ku sucdey, isagoo sheegay in ay u gaari waayeen xerada kale maadaama buundada lagu gooyey qaraxyo.

Hoos ka dhageyso Wareysiga Col Diite

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE