Dhageyso Xildhibaanada Damu-jaiidi Iyo Daljir Ee Ku Sugan Cadaado Oo Lagu Eedeeyey In Ay Hurinayaan Xiisadda Ka Jirta Cadaado

Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka fedaraalka oo maalmihii lasoo dhaafey ku sugnaa magaalada Cadaado ayaa lagu eedeeyey in wadaan kala qeybin xagga maamulka ah.

Siyaasiyiin iyo mudanaayl xilal kala duwan ka haaya dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in xildhibaanada labadaa qal ee Cadaado gaarey ay la safteen hal dhinac oo ka mid ah dhinacyadii siyaasadda isku haayey.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE